Yexesqeel 1:28 KQA

28 Oo ekaantii iftiinku ku wareegsanaana waxay u ekayd qaansoroobaad maalin roobeed daruurta ku taal. Taasu waxay ahayd ekaantii ammaanta Rabbiga. Oo markaan arkay ayaan wejiga u dhacay, oo waxaan maqlay mid hadlaya codkiis.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 1

arki Yexesqeel 1:28 macnaha guud