4 Oo weliba dhinacaaga bidix u jiifso, oo waxaad kor saartaa xumaantii dadka dalka Israa'iil. Maalmaha aad ku jiifto inta tiradoodu tahay oo kale ayaad xumaantooda sidi doontaa.
akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 4
arki Yexesqeel 4:4 macnaha guud