Yexesqeel 4:5 KQA

5 Waayo, waxaan ku dul saaray sannadihii xumaantooda, inta maalmaha tiradoodu tahay saddex boqol iyo sagaashan maalmood, oo sidaasaad xumaanta dadka dalka Israa'iil u sidi doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 4

arki Yexesqeel 4:5 macnaha guud