Yexesqeel 40:24 KQA

24 Oo haddana wuxuu i geeyey xaggii koonfureed, oo bal eeg, waxaa ku tiil irid xagga koonfureed u sii jeedda, oo tiirarkeedii iyo meelaheedii dednaa wuxuu u qiyaasay sidii ay qiyaastaasu ahayd oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 40

arki Yexesqeel 40:24 macnaha guud