Yexesqeel 40:25 KQA

25 Oo iyada iyo meelaheeda dedan oo ku wareegsanuba waxay lahaayeen daaqado, oo waxay u ekaayeen daaqadahaas kale; dhererku wuxuu ahaa konton dhudhun oo ballaadhkuna wuxuu ahaa shan iyo labaatan dhudhun.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 40

arki Yexesqeel 40:25 macnaha guud